



Social Media Posts and Galleries

3,387
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee saba- نادي سبأ للقراءة والكتابة
#ummadii_akhriskaay_akhri
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
XILWAREEJIN IYO GORFAYN
——————————————————————
Kismaayo, 17th February 2025, Maalin nimadii Jimcaha 14th February 2025 waxaa deegaanka Dalxiiska ee Goobweyn ka dhacday xalfad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay xilalka kula kala wareegayeen Guddoomiyihii hore ee naadiga akhriska iyo qoraalka ee Saba mudane FARHAN ABDIKADIR JIBRIL Iyo AMIN MAHDI KHALIF oo ah guddoomiyaha cusub ee Naadiga Akhriska Iyo Qoraalka Ee SABA, kulanka waxaa goob joog ahaa inta badan xubnaha naadiga ee ku sugan xarunta dhexe ee naadiga ee degmada Kismayo.
Xilwareejinta kadib wuxuu Naadigu gorfeeyay labada buug ee kala ah WEHELKA WADANIGA oo uu qoray qoraaga CABDIXAKIIN MAXAMED HAADI iyo buugga THE 10% ENTREPRENEUR oo uu qoray qoraa PATRICK J. McGINNIS
Ugu danbayn kulanka waxa soo xiray gudoomiyaha cusub ee nadiga .![]()
-Dhamaad-
𝗛𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗵𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 𝗵𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹𝘆𝗼 ![]()
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee SABA wuxuu Uhambalyaynayaa 𝗘𝗻𝗴 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝘅𝗮𝘀𝗮𝗻 𝗺𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 oo ku guuleystay Akhristaha ugu gorfaynta wanaagsaa 𝗦𝗮𝗻𝗮𝗱𝗸𝗮 2024
… See MoreSee Less
Hambalyo Hambalyo Hambalyo ![]()
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee SABA wuxuu hambalyo & bogaadin u dirayaa Ustaad Cabdirixmaan Bashiir Barkhad, oo ku guuleystay Akhriska Degdeggaa ee billaha ah.
… See MoreSee Less
Leave a Reply